Fariinta Wasiirka

Jamhuuriyadda Somaliland waxay meel marisay Barnaamijka Dibu-Habaynta Maamulka iyo Maaliyadda ee (PFM), qaybaha dibu-habaynta lagu sameeyey waxa kamida hanaanka loo raaco miisaaniyadda samaynteeda iyo ku dhaqankeedaba, dakhli kordhinta, kharash bixinta dawlada oo loo adeegsanayo hanaanka is wada (Automate system), kor u qaadista awooda wax soo saar ee hawl-wadeenada xafiisyada Dawladda. Barnaamijkani wuxuu horumar ka gaysan doonaa kor u qaadista awooda wax soo saar ee Dawladda, u adeegsiga lacagaha si haboon, iyo sidoo kale ka midha-dhalinta qorshaha horumarinta Qaran ee (NDPII), iyo hiigsigiisa 2030-ka (its vision 2030). Barnaamijkani wuxuu inaga caawinayaa sidii looggu adeegsan lahaa maaliyadda si ay ka muuqato daahfurnaan iyo isla-xisaabtan buuxa, si loo helo kalsooni buuxda oo lagu qabo Dawladda.

 

Wasiir Dr. Sacad Cali Shire

IFMIS

Nidaamka Maaraynta Xogta Maaliyadda ee "IFMIS" waa nidaam xisaab maaliyadeed oo ku salaysan IT-ga looguna tala galay in lagu maaamulo dakhliga, kharashaadka, lacag bixinaha iyo warbixinaha maaliyadeed ee...
Read More

Kharashka

Gudidda siyaasada Miisaaniyadda Qaranku iyagoo raacaya Qorshaha guud ee Qaranka (NDP2) iyo wadaagayaashii mudnaanta la siiyay Miisaaniyadii 2019, waxay gudidda siyaasada Miisaaniyadu...
Read More

Wargeyska danjire

Wargeyska Danjire waa xogside saddex bilood ah oo soo bandhigta waxqabadyadii iyo dhacdooyinkii wasaaradda ee saddexdii bilood ee u dambeeyay .....
Read More

Dakhliga

Waaxaha Cashuuraha-Beriga iyo Kastamada/Furdadaha Wasaaradda H. Maaliyaddu waxay kuu ballan qaadayaan inay kuu fidiyaan adeeg hufan si ay kuugu fududaato gudashada waajibaad...
Read More

Warbixinta Dhaqaale

Ujeedada u muhiimsan ee laga leeyahay dejinta Siyaasadda Dhaqaalaha Guud iyo Maaliyadda ayaa waxa ay ahayd in la qeexo siyaasadaha dawladda ee maaliyadeed iyo lacageedba iyo in aragtisaadaalineed laga yeesho...
Read More

Twitter
Visit Us
Follow Me
YouTube
YouTube
INSTAGRAM